1/5
SAFARKAAB screenshot 0
SAFARKAAB screenshot 1
SAFARKAAB screenshot 2
SAFARKAAB screenshot 3
SAFARKAAB screenshot 4
SAFARKAAB Icon

SAFARKAAB

SAFARKAAB
Trustable Ranking Icon
1K+Downloads
11MBSize
Android Version Icon5.1+
Android Version
1.0.0(05-11-2020)
-
(0 Reviews)
Age ratingPEGI-3
Download
DetailsReviewsInfo
1/5

Description of SAFARKAAB

SAFARKAAB waa shirkad u sahlaysa socotada u kala gooshaya magaalooyinka adeega ballansashada ( Booking) ee Hoteelada hab online ah. macmiilku waxa uu ka ballansan karaa ama ka booking garaysan karaa hoteelada website-ka , application-ka , call center-ka oo ah [Tel: 2092] ee SAFARKAAB isagoon wali gaadhin goobta uu u safrayo muddo daqiiqado guduhood ah

sida looga ballansado safarkaab hoteelada hoos ka akhri


1.Macmiilku waxa uu ka dhex samaysanaya xisaab applicationka ama website si uu u isticmaalo adeega .

2.Waxa uu dooranayaa goobta uu u safrayo ee uu ka rabo hoteelka uu ku dagayo.

3.Waxa uu dooranaya taariikhda uu galayo hoteelka iyo ta uu ka baxayo (check-in check-out) sidoo kale tirada qolalka uu rabo iyo tirada inta qof ee la socota haday caruuryihiin iyo hadii kale.

4.Ka dib wuu baadhaya waxana u soo baxaya hoteelada goobtaa uga diwaangashan safarkaab waxana uu ka dhex dooranaya hoteelka uu rabo.

5.Marka uu dalbado hoteelka waa in uu macmiilku soo bixiyaa lacagta laga rabo si uu hoteelku ugu xanibo qolka uu qabsaday.

6.Marka macmilku lacagta soo bixiyo waxa u soo dhacaya macmiilka fariin ah ticket iyo Email oo cadaynaysa in loo ballamiyay hoteelka qolka uu booking garaystay.


somali hotel booking online

ballanso hotel hab online ah


SAFARKAAB - Version 1.0.0

(05-11-2020)
What's newIt's the first version we release it.

There are no reviews or ratings yet! To leave the first one please

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

SAFARKAAB - APK Information

APK Version: 1.0.0Package: com.phonegap.safarkaabHotelBusBook
Android compatability: 5.1+ (Lollipop)
Developer:SAFARKAABPrivacy Policy:https://safarkaab.com/User/PrivacyPolicyPermissions:15
Name: SAFARKAABSize: 11 MBDownloads: 0Version : 1.0.0Release Date: 2021-08-17 16:45:36Min Screen: SMALLSupported CPU:
Package ID: com.phonegap.safarkaabHotelBusBookSHA1 Signature: D2:35:F2:5B:3C:39:2C:EC:9C:7E:98:22:CE:9E:66:7F:20:81:7C:5DDeveloper (CN): AndroidOrganization (O): Google Inc.Local (L): Mountain ViewCountry (C): USState/City (ST): CaliforniaPackage ID: com.phonegap.safarkaabHotelBusBookSHA1 Signature: D2:35:F2:5B:3C:39:2C:EC:9C:7E:98:22:CE:9E:66:7F:20:81:7C:5DDeveloper (CN): AndroidOrganization (O): Google Inc.Local (L): Mountain ViewCountry (C): USState/City (ST): California